Cali Deer Waa Deegaan leh Ceel Biyood Macaan, waxaana loo yaqaana Ceelka Cali Deer,
Ceelku Waa ceel uu dadka iyo Duunyaduba Kudiirsadeen.
Ceelka Waxaa Biyo Usoo dhaansada Tuulooyinka Udhaw-dhaw Cali Deer sida: Dabeyleey, Garas Dheere, Gumar Gaale, Garoonka, Iyo Reer Guuraga
Ceelka Tuulada Waxaa Laga Hirgeliyay: Dhamadkii 2011

0 Comments