Waxaa socda Howlaha Lagu hormarinayo Ceelka sida; Dhisidda Haanbiyod weyn oo Qaata 250fuusto. Waxaa kale oo la hirgelin doonaa Haddu Alle idmo nidaaamka Solar water pump.
0 Comments