Waxaa socda Howlaha Lagu hormarinayo Ceelka sida; Dhisidda Haanbiyod weyn oo Qaata 250fuusto. Waxaa kale oo la hirgelin doonaa Haddu Alle idmo nidaaamka Solar water pump.

Ceelka waxa biyo looga soo doonaa Elaboorka IDP site iyo Dha'ifo waxaan biyo dhaaminta u samsameeya sida zawrka kamuuqata IMC AND SHF.